Taliyaha Ciidanka amniga Garoowe oo hadal muran badan dhaliyey ka sheegay Warbaahinta

Taliyaha ciidanka xasilinta Puntland ee Garowe ahna taliyaha qaybta Nugaal iyo la dagaalanka argagixisada Puntland ayaa hadal dood badan abuuray shalay warbaahinta ka sheegay, kaasoo ahaa inuu u digayo lamaaneyaasha banaanka magaalada shukaansiga u aada. ”Waxaan u digayaa dadka banaanada u baxa ee ragga iyo dumarka ah ,kuwaasoo marka ay banaanada isla aadaan gawaarida ku … Continue reading Taliyaha Ciidanka amniga Garoowe oo hadal muran badan dhaliyey ka sheegay Warbaahinta